Somfone waxa ay diyaar kuula tahay in ay kuu xerto taleefan leh lambar Yurub ah ama American ah si aad adiga ugu wacato free oo aad si fudud kula xiriirto eheladaada & asxaabtaada meel walba ay caalamka ka joogaanba. Somfone waxa ay bishii kaa qaadeysaa qiimo aad u jaban kaasoo webkeena ku xusan wuxuuna u kala baxayaa sidan:

Income plan: £10.99
Unlimited plan:£22.99